Category: Welcome
Welcome to DjiboutiCentre.com!
May 23rd, 2009:D Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan:D
Wajiyaal
wajiyaal is xasuusta
indha aan kala waarin
laba aan isba waayin
laba aan kala weecan
wadnayaal is jeclaada
wadku daayo oo raaga
oon wadeeco astaynin
oo wadaga xana… more »
Cumar Dhuule
May 23rd, 2009Geesi iyo hanad baa
La gaboodsadaa
Rag ninkii wax garadaa
La gar waaqsadaa
Waa nin gala abaaloo
Gudi kara wanaagoo
Samo kugu gargaree
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Hawsha ila gal
Ama gooni noqoo
Aan kaa go'ee
Aan kaa go'ee… more »
Cumar Dhuule
May 23rd, 2009wahay waaqlaan u baxayo
cidlaan weehaabay
warkayga caruurtu warisee
hadmaynu is wehesha doona
wahay waqtiga isidabaa
waxyeelada iigu wacano
u baahday waraysigaage
hadmaynu is weheshan doona
wahay waanigaa wakinayo
intaan wiiqmay weehanaabo… more »