Category: News

Cumar Dhuule

May 23rd, 2009
Geesi iyo hanad baa La gaboodsadaa Rag ninkii wax garadaa La gar waaqsadaa Waa nin gala abaaloo Gudi kara wanaagoo Samo kugu gargaree Gar eexiyo Adoon godob u malayn Hawsha ila gal Ama gooni noqoo Aan kaa go'ee Aan kaa go'ee… more »