Category: Background

AXmad Muxumad Good [Shimbir]

May 23rd, 2009
Agagaarka wadnaha Hadaanad ku ool Aroor walba Kumaan amaaneeneey Asluub badaneey Amaan badaneey Sidii ubaxii Udgoon badaneey Waxaan Idileey Ku oon bixi laa Ku oon bixi laa Adoo idileey Aroos ila gala Adoo ooridayda Noqdoo uba… more »

Saynab Cigge

May 23rd, 2009
qabrigii jacaylkow quraankan ku maraiyee haka qabanin oofaha u qormee dhexdaado Allahayow qiyaamaha intuu nabigu qorayee Rabbi qaato kaa yeel qaybtii iblayskiyo laga qari cadaabtoo qiima badan Fardawsiyo Janadii qudhqudhiyoo Allahayow qi… more »

Xaliima Khaliif Magool

May 23rd, 2009
Ma salguuro caashaqee ani sibiq ma igu galay Intuu samada ila tageey saxar-qaadka fooraha dul sabee ma igu yidhi dhalanteed ma igu sabay soojeede maqanoon seexaneeyn ma iga dhigay Ma salguuro caashaqee ani sahal ma igu helay sambabadiyo fe… more »