| « AXmad Muxumad Good [Shimbir] | Xaliima Khaliif Magool » |
Saynab Cigge
Link: http://www.youtube.com/watch?v=FgN0ey2QPFE
qabrigii jacaylkow
quraankan ku maraiyee
haka qabanin oofaha
u qormee dhexdaado
Allahayow qiyaamaha
intuu nabigu qorayee
Rabbi qaato kaa yeel
qaybtii iblayskiyo
laga qari cadaabtoo
qiima badan Fardawsiyo
Janadii qudhqudhiyoo
Allahayow qiyaamaha
intuu nabigu qorayee
Rabbi qaato kaa yeel
Feedback awaiting moderation
This post has 2 feedbacks awaiting moderation...